Barashada Web design | HTML iyo CSS



Cahsarkan waxaad ku baran doonta web design ama web development.

Contact me on:

Lets be a friend on :

43 comments

  1. Asc Ustaad Mahad Aad baad ugu mahadsantahay Sida Aad Noogu sharaxdid oo Aad noo fahnsiisida hadba Cilmiga Aad soodiyaarisay waxaan kaa codsanblahaa inaad inoo soo diyaarisao Course kusaabsan Database Administrator hadi Aad wakhti u hesho . Thanks

  2. Macalin mahdi waxaan kuwaydiin rabaa waxaan haystaa computer macbook ah oo igu cusub magaranayo sida software da loo set up gareeyo iyo website laga heli karo software diisa
    Fadlan igu caawi adoo mahadsan
    Thank you so much

  3. Ustaad hal suaal baan wata ustaad htmlka aan rabo inaan sameeyo waxa aad qortay maahe wax kle oo cusub miyaa la imanaya markaan rabo inaan qoro ani mise wadadaada uun baan raaci ama waxa aad qortay baan web kusameeyaa mhadsanid

Leave a comment

Your email address will not be published.