Sidee loo noqdaa Web Designer looguna shaqeeyistaa?



WordPress 5 Complete Training
Course Link:
The Complete Web Designing Masterclass Course
Course Link:

CCNA 200-301: Volume 1
Buugii CCNA da waa uu soo baxay ee hada iibso.
Book Link:
Ku baro CCNA Luuqada Afka Somaliga
Buugaani waa Buugii ugu horeey ee CCNA oo AfSomali ah.
Buugaan waa volume kii 1aad oo waxaa loogu talagalay in lagu barto cilmaga Networking-ka ee ku saabsan imtixaanka Cisco CCNA 200-301.

CompTIA IT Fundamentals+ (FC0-U61)

CompTIA A+ 220-1001 & 220-1002

CompTIA Network+ N10-007

Cisco Certified Network Associate

Microsoft 365 Certified: Windows 10 (Exam MD-100)

Windows Server 2019 Administration

Booqo Website ka Hurbad:
CONNECT WITH US ONLINE
Facebook Link:
Twitter Link:
Instagram Link:
LinkedIn:
LinkedIn:

37 comments

  1. Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
    +252615070785
    +252615630707
    +252615989514
    Gacmo furan kusoo dhawaw

  2. walaal maxaa idiinkaga qorshaysan qofka cilmigiina jecel in uu barto awooduna u saamixi waydo

  3. waad mahadsantahay walaal waa markii ugu horaysay oo aan soo booqday waana iqanciyey wax baristaada

  4. Macallim ingiriiskeygu aad uma fiicno in aan web development ku shaqeestana waan rabaa. Marka clients ka ma inaan call ku waco oon English kula hadlo ayaa qasab ah mise meel email kaliya lagu wada xiriiri karo ayaa jirto?

  5. 10M views ka badan u qalantaa HURBAD oo laga faaideysto.

    Mahadsanidiin macaliminta hurbad🙏🏻

  6. macalin mahadsanid, lkn casharadan aad bixinayso buugaagtooda oo pdf ah ma heli karnaa? sidee u heli karnaa?

  7. waxaana iga su'al ah ustaad markaan is diiwaan geliyo casharadii duuban miyaan helayaa' oo aan waqtigii fursada heysto aan baran karo mise waa waqti go'an

  8. Courses ka marka aan iibsado- Every Course Set Up kiisu ma la sacdaana ama Software kiisu?

  9. Mahadsanid Macallin. Daacadnimada iyo macallinamadu waa labada shay ee qurxiya waxbarashada. Live streams-ka aad soo geliso wax badan ayaan ka dheefay, idhahana wey ii fureen. Markale 'Mahadsanid'.

Leave a comment

Your email address will not be published.